Author Archives: elmi

Shirkii sannadlaha Hay’adda Himilo oo lagu qabtay Amsterdam [SAWIRRO]

Himilo

3 Dec Isniin,  Amstedam-Nederlands: Kulan ballaaran oo ay soo qabanqaabisay hay’add Himilo, ayna ka soo qeybgalaan jaaliyadda Soomaalida ayaa lagu qabtay xafiiska hay’addaasi ku leedahay Magaalada Amsterdam ee dalka Nederlands. Kulankan,  oo ahaa  sannadle waxaa ugu horreyn ka hadlay C/kariin Maxamuud & Cali Xassan Maxamed (Cali Istiila) oo ka tirsan madaxda Himilo, waxaanna ay  warbixin guud ka siiyeen xubnaha jaaliyada  ...

Read More »

Dad shicib ah oo ku dhintay rasaas ay fureen ciidamada AMISOM

Ugandan peacekeepers from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) patrol inside Banadir hospital in Somalia's capital Mogadishu, August 20, 2011, where malnourished children are housed in the facility. Thousands of internally displaced people have been making the treacherous journey from the worst-hit drought areas, mostly under the control of rebels, to Mogadishu to seek access to food and medication. REUTERS/Ismail Taxta (SOMALIA - Tags: MILITARY DISASTER POLITICS HEALTH)

Muqdisho: [Yoobsannews Online] Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey waddada Ex. Kontorol Balcad ayaa saaka halkaasi qarax lagula eegtay, yada oo qaraxa kaddib rasaas ay fureen ciidamadaasi ay dishay 4 ruux, lama oga tirada ku dhaawacantay rasaastaasi. Inkastoo aan la ogeyn inta uu gaarsiisan yahay qasaaraha soo gaaray ciidamada AMISOM, haddana waxaa muuqata in ay waxyeelo soo gaartay gaarigii ...

Read More »

Maxeey ka cabanayaan Soomaalida caafimaadka u doonta dalka Hindiya.?

appolo

Muqdisho [Yoobsannews Online] Soomaalida u  taga magaalooyinka dalka Hindiya baaritaanada dhanka caafimaadka ah ayaa ka cabanaya qaar ka mid ah ardayda Soomaalida ah ee wax ka barata dalkaasi , waxaanna cabashadooda ku saleysan tahay in dhalinyarada oo ay u kaxeystaan  si ay dhaqaatiirta uga tarjumaan  ku tacadiyaan, kulana heshiiyaan dhaqaatiirta lacago dul-saar ah, oo inta badan dadka bukaanada ah aysan ...

Read More »

Xaalad CUSUB oo ku soo korortay Isgoys-yada Muqdisho

boolis

Muqdisho: [Yoobsannews Online]    Ma ahan wax ku cusub indhaha dadka Muqdisho in ay waddooyinka kula kulmaan ciidamo boolis & milateri ah oo jidadka ku baara dadka & gaadiidka, hasse ahaatee waxaa muddooyinkii u dambeeyey lagu arkayey inta badan  is-goysada magaalada ciidamo boolis ah kuwaas oo ay ka muuqato hab dhaqan ka beddelan ciidamadii hore. Ciidamadan oo xiran dareyska booliska ...

Read More »

VIDEO NEWS: Guddoomiyaha Tasho Community “Haddaad gabar wax bartid waxeey la mid tahay adigoo mushtamac wax bartay”

anab

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa lagu soo dhoweeyey wefdi ay horkaceyso Guddoomiyaha ururka Tasho Community ee fadhigiisu yahay Minnesota Canab Cabsiiye. Xaflad aad u qiimo badneyd oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka Gobolka, ayna ka soo qeybgaleen xubno ka socday qeybaha bulshada, ayaa lagu daah-furay soo dhoweynta Canab, waxaanna goobtaasi ka hadlay xildhibaanno ka tirsan dowladda federaalka & kuwa dowlad ...

Read More »

Soomaali abaabuleysa bannaanbaxyo ka dhan ah Sacuudiga & Imaaraadka

sawir

Dad Soomaali ah oo ku nool dalal ka tirsan Yurub & Canada ayaa abaabul ugu jira in ay ku hor bannaanbaxaan safaaradaha dalalka Sacuudiga & Imaaraadka, kaddib markii ay soo shaac baxday doorka dalalkaasi ay ka qaadanayaan in jirida loo siibo Dowladnimada Soomaaliya & sidii ay Soomaaliya mar kale u soo ceshan laheyd qiyamkeedii, sidaa waxaa yiri C/qafaar Cabdullaahi oo ...

Read More »

R/wasaare Xassan Cali Kheyre oo kala dooranaya Oomaar & Beyle

kheyre

Muddooyinkan waxaa sii xoogeysanayey culeys R/wasaare Xassan Cali Kheyre kaga imaanayey xubnaha goleyaasha dowladda federaalka kaga jira gobolada waqooyi, iyada oo xubnahaasi ay soo jeediyeen in xukuumadda lagu soo daro wasiirkii hore ee arrimaha dibedda xukuumaddii Cumar C/rashiid siyaasiga Maxamed Cabdillaahi Oomaar. Soo jeeditan ayaa bannaanka u soo baxday markii uu saxaafadda la wadaagay Xildhibaan Maxamed Cabdi oo ka tirsan ...

Read More »

Wasiirro & safiirro la filayo in maalmaha soo socda la magacaabo

Oomaar-235x300[1]

MUQDISHO: Warar ku dhow dhow xafiiska R/wasare Xassan Cali Kheyre ayaa tibaaxaya in maalmaha soo socda lagu wado isku shaandheyn lagu sameeyo Golaha Xukuumadda, iyada oo tillaabadaasi ay saameyn ku yeelan doonto xubno xilal sarsare ka haya Xukuumadda. Warar hordhac ah oo laga helay isbedelkan cusub ayaa sheegaya in Xukuumadda lagu soo dari doono xubno ka tirsanaa mucaaradka, halka sidoo ...

Read More »

Cabbaas “Guuritaanka Soomaalida waxaa u sabab ah Nederland waa dal sharciyadeedu aad u badan ” [WAREYSI]

abbas

Cabbaas Nuur Cali oo ka mid ah aasaasayaashii Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Zwolle & nawaaxigeeda, ayeey inoo suurtagashay in aanu ku booqano xafiiskiisa, lana yeelano wareysi ku saabsan mushtamaca Soomaalidaa ee ku dhaqan Holland, waxaana uu wareysigaasu u dhacay siddatan:- Su’aal: Si koobban taariikhdaada.?     Cabbaas: Waxaan ku dhashay Muqdisho 1969-kii, waxaan ka soo baxay dugsiga hoose/dhexe ...

Read More »

C/weliGaas “Puntland ma jirto cid u buuxin karta kaalinta Imaaraadka”

Gaas

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa shir jaraa’id oo ku qabtay xarunta ciidamada badda Puntland wuxuu sheegay in aanu waxba iska beddelin xiriirkii u dhexeeyey Puntland & Dowladda Imaaraadka, taas oo ka dambeysay markii todobaadkii hore ay soo shaac baxeen warar sheegaya in Puntland ay eriday saraakiil u dhashay dalka Imaaraadka.”Imaaraadku waxeey Puntland ka wadaan mashaariic malaayiin dollar ay ...

Read More »