Banki Moon “ Waxaan canbaraynaynaa Weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay deegaanka Halgan ..

SG Travel

 

Xoghayaha guud ee Qaramada Madoobe Banki Moon ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii Khamiistii ay Shabaab ku qaadeen deegaanka  Halgan  Kasoo dhaliyey khasaaro badan.

 

War qoraal ah oo kasoo baxay Qaramada Madoobe ayaa lagu cambaareeyey weerarkii Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

 

Xoghayaha guud ee Qaramada Madoobe Banki Moon ayaa sheegay in Qaramada Midoobe ay si wadi doonto taageerada ay siiso ciidanka Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya.

 

Xarakada Shabaab ayaa dhawaan weerar khasaaro badan dhaliyey waxay ku qaadeen deegaanka Halgan oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

 

Share Button