Caafimaadka

Cudurka Dabaysha oo ka Dabar Go’ay Soomaaliya.

1-696x365

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay Munaasabad lagu weyneynayay Guul laga gaaray cirib tirka Cudurka Dabaysha oo dhibaato ku hayay Caruurta da’doodu ay ka yartahay 5-ta Sano, xilli maanta la sheegay in 3dii Sano ee la soo dhaafay laga xuroobay Cudurka Dabaysha. Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Iskool Buluusiya ee Magaalada Muqdisho ayaa ...

Read More »

Dadka Qaba Xanuunka HIV oo Cabasho u direy Wasiirada Caafimaadka Drs Fowsiyo Abiikar

Fowsiyo

Dad Fara badan oo Soomaali ah ayaa la Xanuunsan Xanuunka HIV hase yeeshee Dadkaas marka la fiiriyo Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waa ay ku dhibaateysan yihiin waxayna Maalin waliba ay la kulmaan Faquuq aad u Baahsan,waxaana Faquuqa ugu badan uu uga yimaadaa Qaybta HIV ee Wasaaradda Caafimaadka sida uu sheegey Maxamed Saciid Shire oo Ururka dadka la nool Xanuunka HIV ...

Read More »

Magaalada Boosaaso oo laga hirgeliyay xarun lagu baaro tayada raashinka + Sawirro

IMG_5797

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u tegey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa xarigga si rasmi ah uga jaray xaruntan oo lagu magacaabo Somali Quality Services oo ah xarun shaybaar oo loogu talagalay in lagu baaro Tayada Badeecadaha ka dhoofa Puntland iyo kuwa la keeno. Madaxweynaha Puntland ayaa ku tilmaamay guul weyn ...

Read More »

Muwaadin Soomaaliyeed oo killidiisa laga soo saaray ku dhawaad kun dhagax.

hy29somali

Wargeyska The Hindu la yiraahdo ayaa qoray war ku saabsan in muwaadin Soomaaliyeed oo caafimaad ahaan loo geeyay dalka Hindiya kilyihiisa laga helay qiyaastii 700 oo xabbo oo dhagaxaan ah lagana soo saaray. Muwaadinkaan Soomaaliyeed oo magaciisa lagu koobay C/raxmaan ayaa maamulka Isbitaalka lagu qalay oo la yiraahdo Virinchi in qaliin dhawr saacadood qaatay kadib ku guulaysteen in mid ka ...

Read More »