Ciyaaraha

Xiriirka kubada Miiska oo tababar heer caalami  Muqdisho uga furay garsoorayaasha kubadda Miiska+Sawirro

010A2240

Xiriirka  Soomaaliyeed ee kubadda Miiska ayaa  magaalada muqdisho   tababar heer caalami ah uga furay  garsoorayaasha kubadda  Miiska, waxaana xaflada furitaanka kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay   Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxda  xiriirada, Masuuliyiinta xiriirka kubadda Miiska  iyo qabiirka  tababarkan bixinaya oo u dhashay dalka  Masar. Tabarkan oo socon doona muddo 7   maalmood ah waxaan   ka faa’iideysan doona  33 garsoore oo u ...

Read More »

Liverpool oo garaacday Hoffenheim

liverpol

Kooxda Liverpool ayaa heshay fursad ay uga qayb gasho lugta labaad ee cayaaraha is reebreebka Champions League-gga, kaddib markii ay lugta hore ee cayaarahaasi ka badiyeen kooxda Hoffenheim. Cayaar yahannada kooxda ee kala Alexander-Arnold iyo Jamed Milner ayaa u kala dhaliyay labada goo lee ay Liverpool uga badiyeen kooxda Hoffenheim. Hoffenheim ayaa dhammaadkii cayaarta dhalisay hal gool, taas oo cayaarta ...

Read More »

Neymar oo “koobab badan” u ballanqaaday PSG

neymar1

Neymar ayaa wacad ku maray inuu koobab badan kula guulaysan doono kooxdiisa cusub ee Paris St-Germain, ka dib markii ay si weyn usoo dhaweeyeen taageerayaasha naadigaasi. 25 jirkan u dhashay Brazil ayaa lacag dhan 200 oo milyan oo Pound ay PSG uga soo iibsatay kooxda Barcelona, waxaana sanadkii uu mushaar ahaan u qaadan doonaa 40.7 milyan oo Pound inta aan ...

Read More »

Munaasabad lagu abaal marinayey kooxaha Kubadda Cagta oo Muqdisho ka dhacday

Wasiir-Khadiijo-Koonis-8

Munaasabad abaal marino lagu guddoon siinayey kooxaha kaalmaha hore ka galay horyaalka heerka koobaad ee kubadda cagta Dalka ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’isal wasaare ku-xigeenka dalka, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiirka iyo wasiir ku-xigeenka dekedaha, gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed, guddoomiyeyayaasha, xiriirada kale ee ciyaaraha iyo masuuliyiin kale. Kooxda Dekedda oo horyaalkan ku guuleysatay ayaa la guddoon siiyay Koob ...

Read More »

Cristiano Ronaldo oo la soo taagay maxkamad ku taala dalka Spain

CR7..

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo oo ka tirsan kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa goor dhow gaaray Maxkamadda lagu magacaabo Pozuelo de Alarcon Court No. 1 kaddib markii lagu soo eedeeyay inuu la baxsaday lacago canshuur ah. Cristiano Ronaldo oo 32-jir ah una dhashay dalka Portugal ayaa lagu eedeeyay inuu la baxsaday lacag dhan 14.7 lacagta EURO oo uusan bixin muddo ...

Read More »

Ciyaaryahanada K/Cagta caalamka ee ugu koob qaadista badan (La soco warbixin dhameystiran)

3-105

Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacayada shata Cayaaryahan ee ugu koob qaadista badan dhamaan Cayaartoyda Xiligaan dheesha kubada Cagta kuwaas oo ku Guuleystey koobab aad u badan. Hadaba waa kuwee shantaas Cayaaryahan? 5. Lionel Messi -30 trophies Barcelona La Liga: 2004–05, 2005–06, 2008–09, 2009–10, 2010–11, 2012–13, 2014–15, 2015–16 Copa del Rey: 2008–09, 2011–12, 2014–15, 2015–16, 2016-17 Supercopa de España: 2005, 2006, ...

Read More »

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo doortay guddiyo kala duwan, baaqna u diray bahda waxbarashada

DSCN1412

Guddiga fulinta xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, wuxuuna shirkiisa ku doortay ilaa afar guddi oo ka shaqeya howlaha kala duwan ee xiriirka Shataranjiga Soomaaliya. Dood dheer iyo falanqeyn kaddib xubnaha guddiga fulinta waxay doorteen xubnahaan hos ku qoran oo iyagu ah afar guddi:- 1.Guddiga anshaxa iyo abaal marinta guddoomiye Maxamed Sabriye Xasan 2.Guddiga waxbarashada iyo ...

Read More »

Xiriirka kubadda cagta Somalia oo Holland ka xulanaya ciyaartooy mateli doona qaranka Somalia 

IMGL1615

Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta ee Somalia Cabdiqani Saciid Carab ayaa shalay magaalada Nijmegen ee dalka Netherlands kula shiray qaar ka mida dhaliyarada Soomaaliyeed ee u ciyaara naadiyada kubadda cagta ee dalka Netherlands, isagoo kala hadlay inay jirto fursad ay dhaliyarada ay ugu ciyaari karaan kooxaha kala duwan ee Somalia, iyagoo matalaya qaranka Kulankan ayaa waxaa soo abaabulay daladda FSAN ee ay ku ...

Read More »

Anthony Martial: Man Utd boss Jose Mourinho tells forward to listen to him

_93194239_martial-equal-getty

Manchester United forward Anthony Martial should “listen to me and not his agent”, says manager Jose Mourinho. The Frenchman’s agent was reported to have said he is “studying” an option for his client to move to Sevilla. Martial, 21, was United’s top scorer last season with 17 goals, but his equaliser in Saturday’s 2-1 Premier League home win over Middlesbrough was just ...

Read More »

Natiijada Kulamadii xalay ee Tartanka Champions League+SAWIRO

RONALDO

(YOOBVSANNEWS.COM):-Waxaa xalay la ciyaaray kulamo ka tirsan tartanka Champions League waxaana guulo gaaray inta badan kooxaha waa weyn sida labada Manchester ee dalka Britain,Realmadrid,PSG iyo Juventus. Hadaba natiijada kulamadii xalay ayaa sidan u dhacay: Group A Malmoe FF  0 – 2 Real Madrid Shakhtar Donetsk 0 – 3 Paris Saint Germain Group B CSKA Moscow 3 – 2 PSV Eindhoven ...

Read More »