Macluumaadka Diiniga ah

Dagaal Ka Bilowday Saaka Magaalada Gaalkacyo

xiisad-dagaal-galmudug-iyo-puntland

Waxa dagaalamaya ciidanka Galmudug iyo Kuwa Puntland Askar kala taabacsan iyadoo la maqlayo hubka nuucyadiisa kala duwan. Xaafada Garsoor ayaa mar keliya Saaka Aroortii Rasaas Xoogan ka bilaabatay iyadoo Ciidanka mid kastaa ay soo gaarayaan gurmad kala duwan. Dagaalka ayaa salka ku haya is qab qabsi la xiriira Saldhig Ciidanka Galmudug ay ka sameysan rabeen Magaalada Gaalkacyo Galbeedkeeda. Dhimasho iyo ...

Read More »

UHUD ORPHANAGE”Hay’adaha & Ganacsatada waxaan ka codsaneynaa in ay gargaar la soo gaaraan Agoonta UHUD”

deeq_DSC08631-500x375

  Maxamed Nuur Jiisow oo ah madaxa Hay’adda (UHUD ORPHANAGE), wuxuu sheegay in hay’adda UHUD ay gargaar u dalbeyso ku dhowaan 200 caruur agoon ah oo hay’adu kafaala qaaday, wuxuuna ka codsaday hay’adaha gargaarka, kuwa NGO’s-ka & Ganacsatada Soomaalida ah in ay gargaar la soo gaaraan caruurtaas agoonta ah. Wixii macluumaad ah ee ku saabsan caruurtaas waxaad kala xiriiri kartaa: ...

Read More »