Maqaalada

Khilaafka Khaliijka iyo siduu u kala qaybiyay Soomaaliya

dalalkagacankacarabta

Bishii Juunyo ee sannadkan waxaa dhacay wax aysan dad badan filanynin, taas oo ahayd in saddex dal oo ka mid ah dalalka ku bahoobay Khaliijka Carabta ee hodanka in ay xiriirkii dublamaasiyadeed u jaraan dalka Qadar. Dalalka Sucuudiga, Imaaraatka Carabta iyo Baxrayn ayaa xiriirka diblamaasiyadeed u jaray dalka Qadar oo ka mid ah dalalka saliidda hodanka ku ah, waxayna ku ...

Read More »

Book Fair- kii Muqdisho Dameer Malab Saaran

bandhiga-2

Qoraa Saaxiibkey ah ayaa Buuggaag uu qorey oo uu geliyey Maskax iyo Maal  weydiiyey in Buugaagtii laga iibsadey Sannadkaan gaar ahaan Book Fair-kii Muqdsho ee Sadexaad  markaas Buu yiri “ Markaan arkey Kumanaanka Kun ee ka soo qayb galey Carwadaas  ayaa Niyada gashadey in  si wanaagsan la iga iibsan doono Buugaagta  hase yeeshee Saaxiib waxaan kuu sheegayaa in Labadii Buug ...

Read More »

Waa tuma Halimah Yacob ,gabadhii ugu horeysay ee madaxweyne ka noqota Singapore?

xalimo

Marwo Halimah Yacob ayaa loo magacaabay madaxweynaha cusub ee dalka qaniga ah ee Singapore waxaana ay xafiiska la wareegi doontaa Khamiista (Sep 14), waa madaxweynihii 8 aad ee dalkaas iyo qofkii ugu horeysay oo dumar ah oo Singapore madaxweyne ka noqota. Waxaa ay ka mid aheyd 3 musharax oo usoo istaagay doorashadda madaxtinimadda laakiin labadii kale Mohamed Salleh Marican iyo ...

Read More »

Yaa Maamula Magaalada Muqdisho? (Warbixin)

doorashadii-farmaajo-720x430

Madaxtinimadda Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo haatan 8 bilood jir ah, waxaa durbadiiba Maamulkiisa soo wajahday Xiisadii ugu horreysay oo ah mid ay iyagu sameeyeen. Websaytka Wargeyska Huffington Post ee ka soo baxa  dalka Maraykanka ayaa lagu qoray Maqaal dheer oo Cinwaankiisu yahay: Yaa Xaqiiqdii maamula gudaha Muqdisho?. Caqabadda ugu weyn ee ka soo wahaysa Dowladda cusub ee Somalia ...

Read More »

FAALLO: Isbitaal Digfeer aan Wada Ilaashanno

digfer

Waxaan go’aansaday in aan Digfeer geeyo kadib markaan bixin waayey xanuunkiisa (Cudurka haya) waxaana igula taliyey qaar Asxaabtayda ka mid ah oo hore u tegey, waxaan u haystey in laga bad-badiyey, laakiin waxaan durba la fajacey qaabka uu u dhisan yahay, baaxaddiisa, tirada dadka adeegga caafimaad u soo doonta, qaabka dadka loo qabilayo, Nadaafadda, ka badan 30 dhakhtar oo kala ...

Read More »

ONLF MA JABHAD XAQ U DIRIRAA MISE USC OO KALE ?

ONLF-symbolgreenbackground

Jabhad waxaa lagu qeexaa dad Hubeysan, isku Jaal ah oo leh deegaan, isku Midab iyo isku dhaqan leh oo tirsanaya dulmi ay kala kulmeen maamul ay wada wadaagaan oo isku hal Ummad ah, sidaa waxaa isku waafaqsan Khubarada Caalamka ee Siyaasadda wax ka qora. Jabhaduhu waxa ay u qeybsamaan mid Sharci ah iyo mid Sharcidarro ah, midda Sharciga ah waa ...

Read More »

Qaabkee Visaha Caafimaad ee India ku helaan soomaalida?

Indian-visa

Dhowr jeer ayaan maqlay in dad Soomaaliyeed – oo waliba kuwo magac bulshada ku leh ku jiraan- ay arrimo caafimaad u aadeen dalka Hindiya. Waxaa la sheegay in lagu doortay adeeg caafimaad oo wanaagsan iyo qiimaha oo aad u jaban marka loo fiiriyo dalalka kale ee adduunka. Soomaalida kaliya ma ahane, dalal badan oo caalamka ah oo Yurub iyo Ameerika ...

Read More »

Arinta Qalbi Dhagax waa shirqool loo dhigay madaxweyne Farmaajo!!

qalbi dhagax

Saakay aroortii ayaan xaqiijiyay in mujaahid C/kariin Qalbi Dhagax loo dhiibay Dowladda Itoobiya aroortii hore ee maalintii Arbacadda kadib markii aan la hadlay xubno ka tirsan Villa Somalia, sidda ay xogta iigu sheegeen waxaa ay Itoobiya iyo Somalia ku heshiiyeen inaan Qalbi Dhagax loola macaamilin sidii qof afduuban oo kale ,laakiin uu Itoobiya kala shaqeeyo sidii uu kusoo xero galin ...

Read More »

Yaa sameeya Marada lagu daboolo Kacbada imisa bilood ayayse qaadataa naqshadeynteeda?

21106471_1984856158400457_1869836844252739216_n

Marada lagu daboolo kacbada barakeysan ee loo yaqaan ‘Al-Kiswah’ ayaa naqshadeynteedu waxay qaadataa waqti fog, waxaana ka shaqeeya rag fara badan oo Sucuudiyaan ah kuwaas oo da’doodu u dhexeyso 40 illaa 50 sanadood. Xarunta weyn ee lagu sameeyo maradaasi qiimaha leh ayaa waxay ku taallaa magaallada Maka Al Mukarama waxaana ay ka sameysan tahay xariir, dahab iyo qallin, iyadoo sanad ...

Read More »

MUQDISHO WAA MAGAALO MUCJISO AH, MEEL WAA KA SHIDAN TAHAY, MEEL-NA WEY KA DHIMATEY!.

21078281_1876462572370191_7788430848605129270_n

Isbadal, horumar iyo qurux aad loo jecleysan karo ayaa ka muuqda Magaalada Muqdisho, koritaan aad u balaaran ayay samaynaysaa, saacad walba horey ayay u sii dhaqaaqeysaa, xawli aad u dheereeya ayay ku socotaa, maalin yo habeen kasta wax cusub ayaa ku soo biirayo, shallay sidii aad ku ogeyd maanta uma taalo, ha ka tagin ayaa ku qabanysa haddii aad soo ...

Read More »