Maqaalada

Arinta Qalbi Dhagax waa shirqool loo dhigay madaxweyne Farmaajo!!

qalbi dhagax

Saakay aroortii ayaan xaqiijiyay in mujaahid C/kariin Qalbi Dhagax loo dhiibay Dowladda Itoobiya aroortii hore ee maalintii Arbacadda kadib markii aan la hadlay xubno ka tirsan Villa Somalia, sidda ay xogta iigu sheegeen waxaa ay Itoobiya iyo Somalia ku heshiiyeen inaan Qalbi Dhagax loola macaamilin sidii qof afduuban oo kale ,laakiin uu Itoobiya kala shaqeeyo sidii uu kusoo xero galin ...

Read More »

Yaa sameeya Marada lagu daboolo Kacbada imisa bilood ayayse qaadataa naqshadeynteeda?

21106471_1984856158400457_1869836844252739216_n

Marada lagu daboolo kacbada barakeysan ee loo yaqaan ‘Al-Kiswah’ ayaa naqshadeynteedu waxay qaadataa waqti fog, waxaana ka shaqeeya rag fara badan oo Sucuudiyaan ah kuwaas oo da’doodu u dhexeyso 40 illaa 50 sanadood. Xarunta weyn ee lagu sameeyo maradaasi qiimaha leh ayaa waxay ku taallaa magaallada Maka Al Mukarama waxaana ay ka sameysan tahay xariir, dahab iyo qallin, iyadoo sanad ...

Read More »

MUQDISHO WAA MAGAALO MUCJISO AH, MEEL WAA KA SHIDAN TAHAY, MEEL-NA WEY KA DHIMATEY!.

21078281_1876462572370191_7788430848605129270_n

Isbadal, horumar iyo qurux aad loo jecleysan karo ayaa ka muuqda Magaalada Muqdisho, koritaan aad u balaaran ayay samaynaysaa, saacad walba horey ayay u sii dhaqaaqeysaa, xawli aad u dheereeya ayay ku socotaa, maalin yo habeen kasta wax cusub ayaa ku soo biirayo, shallay sidii aad ku ogeyd maanta uma taalo, ha ka tagin ayaa ku qabanysa haddii aad soo ...

Read More »

DAL BEEC AH IYO DADKIISOO GAAJEESAN-MAQAAL

somaliaforsell-740x480

Burburkii dowladii dhexe ee Soomaliya waxaa laga joogaa muddo ka badan 27 sano. Intaa wixii ka dambeeyey Soomaaliya waxay soo martay marxalado kala duwan. Dagaal sokeeye oo daba dheeraaday, kala qeybsanaan, abaaro is daba jooga iyo xag jirnimo xambaarsan fikrado diinteena ka baxsan. Hase ahaatee shacabka Soomaliyeed waa ka badbaadey masiibooyinkaas is dabajoogey. Maanta, Soomaaliya waxaa ka jira dowlado is ...

Read More »

Muqtaar Roobow isma soo dhiibin!!

roobow

Waxey ila tahay inaan Muqtaar Roobow Abuu Mansuur loo isticmaali karin sargaal isu soo dhiibay Dowladda Somalia, waxaana qabaa iney saxaafaddu si kale u dhigto jeedinta arintaan , tan iyo markii uu hadalka ka jeediyay guriga Royal Place ee Muqdisho waxaan joojiyay inaan u isticmaalo ereyga “isi soo dhiibid” waxaanse wali arkaa qorayaal sidaas isticmaalaya ilamana qumana hadii aan hadalkiisa ...

Read More »

MA JIRTO LACAG CUSUB OO LA SOO DAABACAYO.

bankiga

Qof kasta waa jecelyahay in uu ubad dhalo, laakin ma jecla Dhicis aan loo heeyn dhala lagu koriyo, lana hubo in uu saqiirayo marka lagu rafaado kadib. A-Taariikhda Bangiga dhexe. Taariikhda Bangiga dhexe ee somalidu waxa ay ka soo bilaabanee waqtigii maxmiyada UN aan galnay, United Nation’s Trusteeship Administration “A.F.I.S.” waxaa la asaasay hay’ad habeeysa lacagaha new currency institution regulator ...

Read More »

SIYAASADDA DHABTA AH EE DOWLADDA ITOOBIYA (BUUGGII UU QORAY AUN CABDULLAAHI YUUSUF AXMED)

Halgan iyo hagardaamo

SIYAASADDA DHABTA AH EE DOWLADDA ITOOBIYA Weligeey ma aanan illaawin maahmaah Itoobiyaan ah oo is’araggayagii ugu horreeyey uu Mingistu Haile Maryam igu yiri kaddib markii uu oggolaaday in SSDF ay saldhigyo ka sameysato dalka Itoobiya, taas oo aheyd ‘Shabeel dabada lama qabsado, haddii aad qabsatidna lama sii daayo, waayo wuu kugu soo jeesanayaa oo ku cunayaa.” Maahmaadaas siyaalo kalena waa ...

Read More »

Halkaan Ka Aqriso Qeybta ugu xiisaha badan Wareysi uu Madaxweyne Farmaajo siiyay Wargeyska Sharq Al Awsad.

1495549419564543400

Su’aasha #7aad:-Nooga Sheekee Taariikh Nololeedkaada iyo Bilowgii Noloshaada? Jawaabta #7aad:- Magaceygu waa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , waxaan ku dhashay Muqdisho Sanadkii 1955 gaar ahaan Xaafadda Iskuraran oo ku taallay halka hadda loo yaqaanno “ Beerta Nabadda”. Aabahey waxa uu yimid Caasimadda xilligii Gumeystaha Talyaaniga, waxaan wax ku bartay Soomaaliya iyo Maraykanka, waxaan ka qalin jabiyay Jaamacadda Baafolo ee Magaalada New-York ...

Read More »

Damu Jadiid oo Hadimo ku foorarta Madaxweyne Farmaajo diyaarinaya.

danbi-jadiid

  Damujadiid oo Carqalad ku ah Wadahadallada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca Islamarkaana Wada Abaabul ay ku Majaxaabineyso Dowladda Taageerada Shacabka heysata ee uu hormuudka ka yahay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Ilo lagu Kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in Qamaamiirta Koox Diimeedka Damu Jadiid ay Shir dhawaan ku yeesheen Dalka Turkey islamarkaana ay isku afgarteen qorshayaal gurracaan oo ay ku gacan ...

Read More »

Cadadka 8aad ee Wargeyska FSAN oo soo baxay

Screen Shot 2017-04-17 at 14.17.10

Wargeyska FSAN oo saddex bile ah, kana ee ka faallooda arrimaha jaaliyadda Somalida Nederlands ayaa cadadkiisan waxaa lagu soo daabacay warbixino kala duwan oo u badan gurmadka ay jaaliyadda Somalida u sameeyeen abaaraha Somalia. Halkan hoose ka daawo nuqulka wargeyska. Wargeyska FSAN APRIL 2017

Read More »