Maqaalada

Muqdisho & fanka Banaadiriga & laamanaha xilligan ugu shidan C/casiis Tarzan & Biibi Zeeko [WAREYSI]

DSC02231

Fanka Banaadiriga, oo ka mid ah kuwa loogu jecel yahay guud ahaan dalka Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho, ayaa mar kale si weyn saameyn ugu yeeshay Magaalada, waxaanna shaqsiyaadka hormuudka ka ah xilligan ka mid ah C/casiis Nuuri [Tarzan] & Farxiyo Saciid Axmed [Biibi Zeeko) oo noqday lamaanaha loogu jecel yahay heesahooda & bandhig fanneedyada ay qabtaan. C/casiis Tarzan oo ...

Read More »

Madax badan oo ka qaybgashay Caleema Saarka Madaxweynaha JF Soomaaliya

16864928_10206973688735311_486341424399649090_n

Xafalada Caleema Saarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynayaasha Kenya, Jabuuti, R/wasaaraha Itoobiyaha, Madaxweyne ku xigeenka Wadanka Suudaan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Wadanka Masar, wafdi ka socda dowladda Kuwait, Wakiilo ka socda Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Jaamacadda Carabta, Midowga Afrika, IGAD, Dowladaha Maraykanka iyo Turkiga. Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Macheal Keating ayaa sheegay ...

Read More »

Rasaasta Xafid: Qormadii Yuusuf Garaad Cumar.

IMG_12651

Rasaas in la rido oo lagu dabbaaldego waa laga habboon yahay sababo dhowr ah awgood. Sababaha waxaa ka mid ah in rasaastu ay lacag ugu fadhido dowladda. Midda kale, Soomaaliya waxaa saran cunaqabateyn hubka ah oo ay Qarammada Midoobay ku soo rogtay 1992. Mar kasta oo Soomaaliya ay rasaas soo iibsaneyso waa in ay marka hore oggolaasho weydiisataa Qarammada Midoobay. ...

Read More »

Qarax Dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Deegaan ku dhow Magaalada Baladweyne

Baladweyne1-696x463

2 qof ayaa ku dhimatay 3 Kalana waa ay ku dhaawacmeen Kadib Qarax Maleeshiyaad Isbaaro ay u taalla duleedka Baladweyne lagula eegtay halkaas. Sida ay ku soo warramayaan ilo deegaanka ah Weerarkaasi ayaa ka dhacay Gambar-Laab oo illaa 2 km u jira Magaalada Baladweyne. Ciidamo kuwa Dowladda Federaalka ka tirsan ayaa tagay Qaraxa kadib meesha ay wax ka dhaceen kuwaas ...

Read More »

Banaanbaxyadii Xornimada iyo Banaanbaxyadii Farmaajo.

16730632_10212363356667353_3258181487239405639_n

Qof walba oo Soomaali ah ee noolaa Xornimada ka hor waxa uu ku fekearyey haddii laga xoroobo Gumaystayaasha in ay Soomaalidu heli doonaan Dawlad dhinac kasta ah horumar ka gaarsiisa oo dhibkii la soo maray ay ku iloobaan, taariikhduna waxa ay qoraysaa in Maalmihii 26kii June iyo 1dii July 1960 ay mashxarad iyo Banaanbaxyo ku soo dhaweeyeen Xornimadii la qaatay ...

Read More »

NO MORE ABGAAL WAA ISIR FAQUUQ AAN LA MAHADIN DOONIN!

16712058_1115952158530664_4589176697171498702_n-150x150

Tacadi, xad gudub iyo meel ka dhac ayaa albaabka soo jabsatey, in sumcada la iska dilo ayaa bilaabatay, xaasidnimo ku saleysan wax isu quurid la’aan ayaa timid, naceyb ku aadan isir faquuq ayaa la afuufayaa, hadalo xanaf leh ayaa iska soo daba dhacaya, jaantaa rogan ayay wax walba u ek yihiin, arimahaasi muuuqanaya iyo kuwa kale oo aan wali soo ...

Read More »

Sicirka aan fadhin ee Sarrifka oo saameyn ku yeeshay Shacabka Muqdisho.

dollar

Sicirka Sarrifka Lacagaha Qalaad ayaa Jahwareer uu ka jiray Maalmihii ka dambeeyay Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya. Taasi ayaa abuurtay hadal heyn iyo saameyn weyn oo ay ku yeelatay Shacabka Muqdisho oo horay ula daala dhacayay dhibaatooyin dhaqaalo xumo iyo Sicir barar dhanka Raashiinka Khutul Daruuriga ah. Dalka oo u muuqda mid ku biyo shubtay Isticmaalka Lacagta Dollarka Maraykanka ayaa haatan ...

Read More »

Beesha Xawaadle oo xal u noqon doonta Damaca Beelaha kale ee Hawiye ay ku Hunguriyeynayaan Xilka Ra’iisul Wasaaraha.

16700100_1206089266111474_2081323671_n

                        Saadaasheydu waa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedeeraalka Soomaaliya loo Magacaabi Rabo Prof Cabdinuur Sheekh Maxamed. Prof Cabdinuur Sheekh Maxamed oo Xukuumaddii Tayo ee Ra’iisul Wasaaraha uu ka ahaa Madaxweyne Farmaajo ka soo noqday Wasiirkii Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ayna saaxiib dhow ay yihiin Madaxweynaha cusub  kana soo ...

Read More »

Wariye Abdullahi Osman Farah oo shaciyay 6-Waxyaabood oo Sababay Guul Daradii Xasan Shiikh Maxamuud.

Xasan-2

In badan oo ka mid ah dadka wax faaqida ma aamini karaan sida ay isu rogtay Doorashadii Madaxtinimada Somalia maanta, waxaa tartan adag laga filaayay hogaamiyaha laga adkaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud. Ilaa hada dadka ku haminaayay inuu Xasan soo laabto sharaxaad fiican kama bixin karaan sababtii uu Xasan ku guul dareystay ,laakiin waxaan qoraalkaan kusoo koobaya dhowr waxyaabood oo ...

Read More »

Haaneedka Murtida ::: Kaduudiye kadeed mariyay 11 oday oo aroos ah !

Sawir muujinaya nin miyir la' oo ka dhex laacshoomaya maskaxda dad kala duwan.

Waa Hinqaastii : Ali Abdi Ali Hoshow Twitter: @AliHoshow Email: alihoshow@gmail.com Tolmoon, waa gabar joog dheer, muuqeeda la weheshado. Laguma cuno oo laguma cawryo iga dheh! Waa gabar tol la’, sanado badan nin la’aan ku hoyatay aqal hoori ay biyuhu ku hooraan, waxa ay ku dhowdahay da’da khuusashada oo ah inay gablanto. Tolmoon, kuma noola jawi huur leh , aqalkeeda ...

Read More »