Maqaalada

Soomaalaay … Ma garateen gobannimiyo, gunnimo waxay kala yihiin?

14907620_10157649156555693_3957642058316365667_n

Qore : Ali Abdi Ali Hoshow Email: alihoshow@gmail.com Twitter: @AliHoshow Nin beeraley ah ayaa ka soo caraabay beertiisa, waxa uu soo raacay gaari bas ah si uu dib ugu soo laabto gurigiisa oo ku yaalla bartamaha Magaalada, waxa ay indhihiisu qabteen oday da’ ah oo dhinac ka fadhiya kursiga uu fadhiyo midka ku dhegan. Ninka odayga ah waxa uu dhabta ...

Read More »

SAWIRO:- Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo u Amba Baxay Dalka Emaaraadka Carabta.

unnamed

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku aaday magaalada Abu Dubai ee xarunta dalka Isutagga Emaaraadka Carabta, safarka Madaxweynaha ayaa yimid kadib markii ay Puntland casumaad rasmi ah ka heshay Dawladda Emaaraadka Carabta. Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa safarkiisa ku weheliyay masuuliyiin ka tirsan golayaasha Dawladda Puntland iyo ...

Read More »

Faallo: Fahamka qaldan ee xoriyadda Saxaafadda Soomaaliya

warbaahin-640x472-600x443

Marka aan siddan leeyahay ujeedadu ma’aha in aan weerar ku ah warbaahinta madaxabannaan, laakiin ujeedada aan ka leeyahay Qormadan waa laga soo bilaabo anniga oo ah qoraha maqaalka ilaa qofka ugu danbeeya oo ah adiga Akhristaha ah, in aan faham guud ka qaadanno xoriyada saxafadda, iyo sidda qaldan ee warbaahinta ama wariyayaashu u adeegsadaan. Marka dib u eegis lagu sameeyo ...

Read More »

Dhageyso: Taliyihii Hore ee Nabad Sugida oo laga qabtay Cod sir ah oo ugu Hanjabayo Mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho

tuuryare

Taliyihii hore ee Nabad Sugida Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Tuur_Yare ayaa si aan ka leexad lahayn ugu hanjabay Idaacadda Shabelle oo ah Idaacadda ugu  Afka dheer Warbaahinta ka howlgala Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Idaacadda Shabelle ayaa baahisay Warbixin ku saaban in 26-October 2016 Guri ay ka degeneed Nawaaxiga Air-Portka Adan Cade oo Ciidamada dowladda ay si xoog ah uga soo ...

Read More »

Yuusuf Garaad Shil Madaxweyne – QEYBTA LABAAD

siyaad-barre

Baabuur SBS ah ayaan qaadannay qado aan guryahayaga ka soo cunnay ka dib. Waa Landrover, midabkiisu yahay kan calanka. Ay labada albaab ee hore dushooda uga xardhan tahay saddex xaraf SBS. Iyada oo dhammaystiran, Somali Broadcasting Service ay uga qoran tahay labada dhinac. Dusha ay ka saran yihiin dhowr sameecadood oo waaweyn oo midabka dambaska leh oo sii kala jeeda. ...

Read More »

Yuusuf Garaad ” Kulankeygii Koowaad ee Jaalle Siyaad”+Sawirro

uaz-004

Annaga oo ah ciyaal dhigta Dugsiga Hoose ayaan galab isugu soo baxnay in aan kubbad cayaarno. Galbo fara badan oo aan banooni cayaarnay ayay ka mid ahayd. Laakiin waa Galab aan weli xusuusteyda ka go’in. Waa Buulo Burte. Waa Xaafadda Oktoobar. Waa barxad gawaan ah oo ku ag taalla kawaanka. Annaga oo cayaartu dhexda noo mareyso ayaan aragnay laba baabuur ...

Read More »

Daawo Wareysi Xiiso Xambaarsan oo Coldoon uu ka qaaday Nimcaan Hillaac.

hqdefault

Wareysigaan ayaa wax looga weydiiyay Fanaanka Nimcaan Hillaac arrimo badan oo ay ka mid yihiin su’aalooyin laga soo weydiiyay dadka degan Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee gooni isu taag doonka. Halkaan Hoose ka Daawo:-

Read More »

Dhageyso Warbixin:  Maxaa loo kala fadilayaa Abwaan Sangub iyo Fanaan Cabdi Tahliil

cabdi-tahliil

Indhawaanahaan ayaa waxaa socday ololo Ballaaran oo lagu taageerayo Abwaanka Soomaaliyeed Maxamuud Ciise Sangub oo ku xanuunsanaya Magaalada Muqdisho. Waxaana Abwaanka uu lagu dabiibayo Isbitaalka Digfeer ee hadda loo bixiyay Rajab  Tayyep Erdogan siyaabo kala duwan u booqanayay , Masuuliyiin iyo qaar ka mid ah qeybaha bulshada oo taageero kala duwan oo lacageed si xanuunkiisa wax looga qabto u fidinayay. ...

Read More »

1400 oo sano ka hor, yaa Diinta Islaamku siisay gabdhaha Muslimiinta xaqooda bulsho.

unnamed

Nin walba oo weyn waxaa dhinicisa joogta haweenay qiimo weyn leh.(Beside every great man there’s a great woman. She is beside him. She is with him. Not behind him.)   يَـٰٓأَيُّہَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقۡنَـٰكُم مِّن ذَكَرٍ۬ وَأُنثَىٰ وَجَعَلۡنَـٰكُمۡ شُعُوبً۬ا وَقَبَآٮِٕلَ لِتَعَارَفُوٓاْ‌ۚ إِنَّ أَڪۡرَمَكُمۡ عِندَ ٱللَّهِ أَتۡقَٮٰكُمۡ‌ۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ۬ (١٣) Dadow waxaan idinka abuurray lab iyo dhaddig, waxaana idinka ...

Read More »

Warbixin: Warar Hoose oo horudhac ah oo ka soo baxaya Shirka Madasha  Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka furmaya.

topsecret

Aqriso u kuur galistii Mohamed Ahmed Jimale Xilli maalinta Berri oo Isniin ah Taariikhduna ku beegan tahay 10.10.2016 la filayo in Magaalada Muqdisho uu ka dhaco Shirka Madasha Hoggaamiyayaasha Qaran ayaa Shabakadda Yoobsan News oo aad uga barateen u kuur galista Xogaha hoos hoose waxa ay idinkaga heysa Warar horudhac ah oo ka soo baxaya qaar ka mid ah Ajandayaasha ...

Read More »