Maqaalada

Waxqabadka Siyaasadeed ee Musharax Dr. Saciid Ciise Maxamud

untitled-3

Qorshaha Waxqabadka Siyaasadeed ee Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2016ka: Dr. Saciid Ciise Maxamud. Waxaan doonayaa shacabka Soomaaliyeed inaan la wadaago dareenkooda wadaninimo oo ay ku baadigoobayaan in qaranka Soomaaliyeed uu helo madaxweyne daacada oo leh hogaamin wanaagsan. Intaas kadib, waxaan jecelahay inaan idinla wadaago soo gudbinta qorshaha waxqabadka siyaasadeed ee musharaxnimadeyda haddii aan ku guuleysto madaxtinimada Soomaaliya. Qorshaha siyaasadeed ...

Read More »

VIDEO NEWS: R/wasaaraha Bahrain oo yabooh dhaqaale gaarsiiyey aabe dalka Hindiya u dhashay oo 12 Killo mitir dusha ku siday xaaskiisa oo meyd ah (Dhacdo argagax leh)

dead wife

Horraanta toddobaadkii hore waxaa laga daawaday warbaahinta dalka India, dhacdo argagax gelisay quluubta dad badan oo ku dhaqan daafaha caalamka, markii  Dana Majhi oo dalkaasi u dhashay uu dusha ku qaaday xaaskiisa Amangdei oo meyd ah masaafo dhan 12 Killi mitir, sababtuna ay aheyd  isbitaalkii ay ku dhimatay xaaskiisa oo laga waayey  gaari ambalaas ah oo dib loogu qaado meydka. Amangdei ...

Read More »

Fu’aad Guhaad “Xorriyada hadalka wax la hor joogsan karo ma ahan”

Cabdi shakuur 1 (3)

Fu’aad Guhaad Aadan & C/rixiin Cumar Kaariye   oo ka mid ah qurba joogta Soomaalid ah ee ku sugan Holland ayaa markii ugu horreeysay hanjabaad cabsi gelin ah kala kulmay xubno ka tirsan Xarakada Alshabaab oo ku sugan Gobolada Sh/hoose & J/hoose, kaddib markii ay warbaahinta ka howlgasha gudaha dalka ay ku faafiyeen afkaar ay kaga soo horjeedaan wax ay ...

Read More »

Fannaanka Axmedeey Abuubakar Alcamaari oo dalbaday in gargaar lala soo gaaro (SAWIRRO)

11822573_923841214328538_2038258278623072721_n

  Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir waxaa ku xanuunsanaya Axmadey Abubakar Alcamaari oo ka mid ahaa fanaaniintii Hobolada Waaberi. Axmedeey Abuubakar oo xilli hore fanka ka fadhiistay, sannadihii u dambeeyey wuxuu ku sugnaa dalka Yeman, waxaanna Muqdisho uu soo gaaray dhowaan. Axmedeey Abuubakar xaaladda caafimaadkiisa oo aad u liidata waxaa u wehliya duruuf dhanka nolosha ah, isaga oo ay wada ...

Read More »

Gorfey: Maxay tahay sababta uu JUBBALAND uga laabtay heshiiskii DOOLOW ee shalay..?

doolow-heshiis-2-610x250

Dowlada Itoobiya ee jaarka ah dalka Soomaaliya ayaa si weyn uga shaqeyneysay inuu hishiiskaasi  dhexmaro siyaasiyiinta isaga soo horjeeda dhismaha maamul Jubbaland la dhaho oo ka hirgala saddexda gobol ee Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana ay casumaad u wada fidisay labada dhinaca. Garabka Kismaayo ka yimid waxaa ay kala yihiin: 1. Ahmed Madoobe : Hoggaamiyaha waqtiga kasii dhamaanayo, ee raba xil ...

Read More »

GALMUDUG iyo Yuusuf Garaad Q2AAD

11783724_506267559522546_950260887_o

GALMUDUG iyo Yuusuf Garaad Q2AAD Posted on July 30, 2015   GALMUDUG iyo Yuusuf Garaad Q2AAD   GalMudug; Haddaan intaa oga boxo qormadii koowaad, aan markanna gudagalo qarmada labaad, eeba iyadu uu si fiican u sii caddaynayso afhayeennimada Yuusuf, uu Gaas u yahay kan borobogaanada iyo baqbaqda u daabaca. Xasuusnoow, Yuusuf, hore wuxuu sidaa oo kale, u qaadqaadi jiray Faroole, oo ...

Read More »

Loollanka aydoolajiyadaha iyo agoonta aragtida ka arradan!

11756774_502083359940966_1045954635_o

            Loollanka aydoolajiyadaha iyo agoonta aragtida ka arradan!   Waa labo dhacdo, oo kala fog. Midi waa farxad iyo dabbaaldeg, aayatiin iyo alalaas, midna waa dilid, gablamin, gumayn iyo deldelaad. Waa Laba fal, oo fikirkooda wata, ee ay ku yimaadeen ama ku dheceen, oo midna Iskama imaan, ee dhiraandhirin iyo dhabgal ayey ku dhasheen. Ammin ...

Read More »

Macalimoow Majeerteen yuu ku marin hababin!

sh.maxamuud

Sidii loo bilaabay dhismaha dawladda Galmudug beesha Majeerteen waxay yeereen af labdii. Iyagoo ka xun dhimsha dawladda Galmudug, oo deris hore ula eheed, oo hada la balaariyey. Beesha Majeerteen oo markii hore iyadu federaalka sabab u eheed ayaa ka gadaal markii ay ka waysay danaheeda waxay bilowday inay carqaladeeyaan. Waxay ku faani jireen inay maamulaan in ka badan shan gobol ...

Read More »

Cadadkii 5aad ee Wargeyska Jaaliyadda Somalida Holland oo soo baxay (Akhriso)

Fsan reporter

Dalka Holland waxaa bishan soo baxay cadadkii 5aad ee wargeyska saddex-bile ah ee FSAN ee jaaliyadda Somalida Holland, kaasoo lagu soo daabacay warbixino xiiso leh. Riix halkan hoose si aad u akhrisato wargeyska  Wargeyska FSAN Cadadkiisa 5aad

Read More »

Tacsi: Marxuum Abwaan Maxamed Cumar Nuur (Nidaamiye)

nidaamiye

Waxaan halkaan uga tacsiyeenaynaa marxuum Abwaan Maxamed Cumar Nuur Deyr oo loo yaqaan (Nidaamiye) oo ku  geeriyoodey magaalada Muqdisho,  6da bisha maajo ee sanadkan 2015.   Abwaanka ayaa  si weyn looga yaqaannay Geeska Afrika gaar ahaan gayiga soomaalida.  Marxuum Nidaamiye AUN waxaa uu ahaa maskaxdii curisay heesta (Hanaaanka iyo quruxda), taas oo aheyd heestii u horreeysey ee uu qaaday hobalka ...

Read More »