Maqaalada

Warfaafin mise Sirfaafin !

sirfaafin

Saxaafaddu waa mas’uuliyad culus. Waxayna qeyb ka tahay mukhaabbaraadka qeybtiisa aan qarsooneyn ee loo yaqaan “open source” iyo weliba qeybtiisa Falanqeynta. Weriyaha waa lagu tababbaraa marka uu warku wax u dhimi karo nafta bani’aadam ama xorriyaddiisa, marka uu dhaawici karo amniga qaranka iyo sida laga yeelo. Weriyayaal aan tababbar qumman u helin ayaa jira, waxaana wehliya dad badan oo hadda ...

Read More »

Guurka wiilka yar ee Boqorka Brunei “Taaj iyo Carshi Dahab ah”

1

Guurka wiilka yar ee Boqorka Brunei “Taaj iyo Carshi Dahab ah”Waxaa guursanaya wiilka yar ee uu dhalay boqorka dalka Brunei oo ah dal ku yaala qaaradda Aasiya oo saliidda hodan ku ah, waxaana meesha ka dhacay wax dunida oo dhan ay ku indho daraandartay. Wiilkani oo lagu magacaabo Amiir Cabdul Maalik ayaa waxaa dhalay boqorka hadda taliya oo lagu tiriyo ...

Read More »

Dhuunqabashada aduunka ku hayo Somalia oo sii kordhaysa

pixxx

Waxaa sii xoogeesanaya talaabooyinka aduunku cunaha uga qabanayo dhaqaalaha daruuriga u ah nolosha dadka Soomaalida ee ku dhaqan gudaha dalka. Wixii ka dambeeyey bishii February ee sanadkan 2015-ta, bangiyo badan oo ku yaala Mareykanka ayaa xiray akoownadii ay isticmaali jireen xawaaladaha ay Soomaali badan lacagaha uga diri jireen ehaladooda, waxaana dhaqaalahaasi uu ku bixi jiray baahiyaha aasaasiga sida raashinka, daawooyinka ...

Read More »

Sheekh Shariif “Boqolkii ba kun ayaan hubaa in barnaamijkan uu Soomaaliya wax ka bedelaayo” (SAWIRRO)

DSC_0144[1]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wefdi uu hogaaminayey oo muddo 2 cisho ku sugan dalka Holland, ayaa shalay Xarunta Jaaliyadda Soomaalida (SOMVOA) ee Magaalada Amsterdam kula kulmay Jaaliyadaha Soomaalida. Kulanka waxaa ka soo qeybgalay siyaasiyiin, aqoonyahanno & xubno metelayey qeybaha bulshada ee ku dhaqan Holland, waxaanna ugu horreyn ka hadlay Cali Istiil a oo Sheekh Shariif ...

Read More »

Go’aanka Dowladda Soomaaliya ku taageertay siyaasadda Sacuudiga ma ahaa kan saxda ah.? (Warbixin)

Sacuudiga

Dowladda Soomaaliya ayaa bishii hore ku dhawaaqday in ay taageersan tahay go’aan Dowladda Sacuudigu ku  cambaareysay  dalka Sweden, kaddib markii wasiirada arrimaha dibedda Sweden ay ka hadashay arrimo la xiriira xuquuqda aadanaha  Sacuudiga; iyada oo Dowladdu Sacuudiga oo dhibsatay arrintaasi ay u yeertay safiirkeedii u fadhiyey. Shaqsiyaad Soomaali ah oo meelo kala duwan oo caalamka ku sugan, isuguna jira siyaasiyiin ...

Read More »

G/sare Diini: “Dadkii ugu horreeyey ee ku dhaawacmay weerarka intooda badan waxeey u dhinteen dhiig bax” (Wareysi)

Masuuliyiin

Weerarkii shalay lagu qaaday hotelka Makka Al-Mukkarama ee galaaftay nolosha dad ka badan 30 qofood oo isugu jira rayid & xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya wuxuu qeyb ka ahaa silsilado weeraro ah oo kooxda Alshabaab ku bartilmaameedsato goobaha ay ku tuhmeyso in ay ku sugan yihiin xubno Dowladda Soomaaliya ka tirsan. Weerarkan kama duwaneyn weeraradii hore; waxaanna jira dulduleelo aan ...

Read More »

Yuusuf waaga ma warramaa!

11030539_10200300806478920_2054473314_o

Ma jeclayn inaan ku soo laabto wax ka qoridda mudanaha sare ku xusan, haddana, marka ay lagama maarmaan noqonto iyo kuma hurto, dibba waligeey uma degin iska daa inaan u gurtee. Waxaan ku dedaalidoonaa inana qodobraaco qoraalkiisa, oo aan bannaanka soo dhigo inta gef uu ku jirta, dhan walba; dhaqan, af, aragti, siyaasad iyo maamuusba. Ujeedku ma ahan xagxagasho iyo ...

Read More »

XOG RASMI AH: Muxuu ku saabsanaa heshiiska AMISOM & Xassan Sheekh ay gaareen 22-ka Janaayo.?

1

 Ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolka Sh/hoose ayaa banneeyey degmooyin ka tirsan Gobolkaas, kaddib markii sida wararka lagu helayo uu burburay heshiis ay horay u kala saxiixdeen AMISOM & Madaxweyne Xassan Sheekh.  Xubno ku dhowdhow Madaxtooyada Villa Somalia waxey sheegeen in AMISOM & Xassan Sheekh ay ku heshiiyeen in laga kiciyo ciidamo Dowladda ka tirsan ee  jid-gooyadu  u taal waddada ka ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya & Guddiga Ganacsatada Muqdisho oo isku haysta cidda xaqa u leh in ay canshuur qaado !

ganacsatada

Xaalad jahwareer ah ayaa ka dhextaagan Wasaaradda arrimaha gudaha & Guddiga ganacsatada Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Muqdisho, kaddib markii Guddiga Ganacsatadu si aan sharci aheyn ay ula wareegaan hannaanka canshuur qaadista Dowladda; iyaga oo isku gaar yeelay in cid kasta oo dooneysa in ay dalka wax ka dhoofiso ay iyaga ruqsad weydiistaan. Guddiga oo ay horkacayaa C/kariin Gabeyre & Ismaaciil ...

Read More »

Maryan Omar “Ma haysto safaarad aniga i metesha” (Sawirro & Video)

1

Ku dhowaad 30-meeyo haween Soomaali ah ayaa ka mid ah boqolaalka qof ee ay Dowladda Holland u diiday sharciga qaxootinimada, dibeddana la soo dhigay. Waxaana dadkaasi oo isugu jira jinsiyado kala duwan ay si aan sharci aheyn ku degan yihiin dhismooyin ku yaala Amsterdam, iyaga oo isugu jira Soomaali, Itoobiyaan, Eretereyaan & dalal kale oo fara badan. Maryan Omar waxeey ...

Read More »