Maqaalada

Xukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa! Q1AAD

imagesLV4O1D4W

  Guuleed waa gaban aan Garaabada afka ka qaadin habeen iyo maalin. Wuxuu ku koray agoonnimo. Aabbihii wuxuu ku geeriyooday dagaalladii sokeeye, oo xabbad wiifto ah ayaa ku dhacday. Ma jecla inuu dalka ka tago, oo wuxuu aad ula yaabaa dhallinta uu dhoofku mdaxmaray. WALI ma ahan iyo WADAAD, haddana, intaa waa riyoodaa, oo indhaha hadduu is galiyo, wax un ...

Read More »

“IGAD” yey ku GAADIN!

IGAD_Intergovernmental-Authority-on-Development_Somalia_Keydmedia_Online-620x330-620x330

Bashiir M. Xersi,  – Dawlad FASHILANTAY, waxaa dhashay BULSHO FASHILAN ama FASHILANTAY, sida dawlad FASHILANTAY ay u dhasho URUR ama HAY’AD FASHILAN! Marar badan, warbixinnada lagu lafaguro; musuqa, dibaadinnimada, maamulxumada iwm ayaan safka hore ka galnay Soomaali ahaan, haddana, waxaan filaa inaan la is weydiin; qaybta ay ku leeyihiin waxa nagu xeeran, ee dawlado iyo ururro leh. Sida dawladeennu u ...

Read More »