Xulashada

Madaxweyihii hore oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliya ee K. Afrika

IMG_5978

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay kulan casho ah waxaa uu la qaatay qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka ,ganacsato iyo qeybaha bulshada ee jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Johannesburg ee dalka South Africa. Sido kale kulanka joogay madaxda safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka South Africa sida Safiir Jamaal Maxamed Barrow,qunsulka safaarada Maxamed Cali ...

Read More »

Soomaalida Holland oo u dabaaldegay 1da Luulyo 2017

IMG_6053

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaaldageyey maalinta xornimada Somaliya ee 1da Luulyo ayaa 2-dii bishan July 2017 lagu qabtay magaalada Den haag ee dalka Netherlands. Xaflad oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal ka mida jaaliyadda Soomaalida Holland, ayaa waxaa soo qaban qaabiyey dalada ay ku mideysan yihiin ururada Soomaalida Netherlands ee FSAN, iyadoo abaabulkeeda ...

Read More »

Xiriirka kubadda cagta Somalia oo Holland ka xulanaya ciyaartooy mateli doona qaranka Somalia 

IMGL1615

Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta ee Somalia Cabdiqani Saciid Carab ayaa shalay magaalada Nijmegen ee dalka Netherlands kula shiray qaar ka mida dhaliyarada Soomaaliyeed ee u ciyaara naadiyada kubadda cagta ee dalka Netherlands, isagoo kala hadlay inay jirto fursad ay dhaliyarada ay ugu ciyaari karaan kooxaha kala duwan ee Somalia, iyagoo matalaya qaranka Kulankan ayaa waxaa soo abaabulay daladda FSAN ee ay ku ...

Read More »

Halkaan Ka Aqriso Qeybta ugu xiisaha badan Wareysi uu Madaxweyne Farmaajo siiyay Wargeyska Sharq Al Awsad.

1495549419564543400

Su’aasha #7aad:-Nooga Sheekee Taariikh Nololeedkaada iyo Bilowgii Noloshaada? Jawaabta #7aad:- Magaceygu waa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , waxaan ku dhashay Muqdisho Sanadkii 1955 gaar ahaan Xaafadda Iskuraran oo ku taallay halka hadda loo yaqaanno “ Beerta Nabadda”. Aabahey waxa uu yimid Caasimadda xilligii Gumeystaha Talyaaniga, waxaan wax ku bartay Soomaaliya iyo Maraykanka, waxaan ka qalin jabiyay Jaamacadda Baafolo ee Magaalada New-York ...

Read More »

Damu Jadiid oo Hadimo ku foorarta Madaxweyne Farmaajo diyaarinaya.

danbi-jadiid

  Damujadiid oo Carqalad ku ah Wadahadallada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca Islamarkaana Wada Abaabul ay ku Majaxaabineyso Dowladda Taageerada Shacabka heysata ee uu hormuudka ka yahay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Ilo lagu Kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in Qamaamiirta Koox Diimeedka Damu Jadiid ay Shir dhawaan ku yeesheen Dalka Turkey islamarkaana ay isku afgarteen qorshayaal gurracaan oo ay ku gacan ...

Read More »

Muqdisho & fanka Banaadiriga & laamanaha xilligan ugu shidan C/casiis Tarzan & Biibi Zeeko [WAREYSI]

DSC02231

Fanka Banaadiriga, oo ka mid ah kuwa loogu jecel yahay guud ahaan dalka Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho, ayaa mar kale si weyn saameyn ugu yeeshay Magaalada, waxaanna shaqsiyaadka hormuudka ka ah xilligan ka mid ah C/casiis Nuuri [Tarzan] & Farxiyo Saciid Axmed [Biibi Zeeko) oo noqday lamaanaha loogu jecel yahay heesahooda & bandhig fanneedyada ay qabtaan. C/casiis Tarzan oo ...

Read More »

Daawo Khudbaddii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti uu ka jeediyay Caleemo Saarka Madaxweynaha

16649191_10206973685775237_3847085638616679653_n

Waxaan Halkaan idinkugu soo gudbineynaa Khudbaddii Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha Jabuuti ayaa dar daaran Dhaxal Gal ah maanta u reebay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Daawasho wacan:-

Read More »

Daawo: Khudbaddii Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo uu ka jeediyay Caleemo Saarkiisa.

16864928_10206973688735311_486341424399649090_n

Waxaan Halkaan idinkugu soo gudbineynaa Khudbaddii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka jeediyay Xafladdii Caleemo Saarkiisa. Khudbaddii Madaxweynaha ayaa Gilgisha Qeybaha Bulsho weynta Soomaaliyeed, waxaana uu uga hadlay Arrimo quseeyo Danta Dalka iyo Dadka.

Read More »

Video: Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Khudbad soo jiidasho leh ka jeediyay Golaha shacabka

hqdefault (2)

Musharrax Cali Xaaji Warsame ayaa isaguna maanta Khudbad soo jiidasho leh ka hor jeediyay Xubnaha labada Aqal. Khudbadda Musharraxa ayuu diiradda ku saaray arrimo Muhiim u ah  Bulsho weynta Soomaaliyeed. Daawasho wacan:-

Read More »

Video: Khudbaddii Musharrax Cabdiraxmaan Cabdishukuur uu ka hor jeediyay Baarlamaanka.

hqdefault

Musharrixiinta maanta Khudbadaha ka  hor jeediyay Golaha Shacabka ayaa waxaa ka mid ahaa , Musharrax Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame. Cabdiraxmaan Cabdishukuur Warsame ayaa jeediyay mid ka mid ah Khudbadihii ugu kululaa isagoona ka hadlay Kiiska badda islamarkaana ku weeraray Khudbaddiisa Musharrax Xasan Sheekh oo mar kale u taagan doorashada Madaxweyne. Daawasho wacan:-

Read More »