Wararka

Soomaali abaabuleysa bannaanbaxyo ka dhan ah Sacuudiga & Imaaraadka

sawir

Dad Soomaali ah oo ku nool dalal ka tirsan Yurub & Canada ayaa abaabul ugu jira in ay ku hor bannaanbaxaan safaaradaha dalalka Sacuudiga & Imaaraadka, kaddib markii ay soo shaac baxday doorka dalalkaasi ay ka qaadanayaan in jirida loo siibo Dowladnimada Soomaaliya & sidii ay Soomaaliya mar kale u soo ceshan laheyd qiyamkeedii, sidaa waxaa yiri C/qafaar Cabdullaahi oo ...

Read More »

R/wasaare Xassan Cali Kheyre oo kala dooranaya Oomaar & Beyle

kheyre

Muddooyinkan waxaa sii xoogeysanayey culeys R/wasaare Xassan Cali Kheyre kaga imaanayey xubnaha goleyaasha dowladda federaalka kaga jira gobolada waqooyi, iyada oo xubnahaasi ay soo jeediyeen in xukuumadda lagu soo daro wasiirkii hore ee arrimaha dibedda xukuumaddii Cumar C/rashiid siyaasiga Maxamed Cabdillaahi Oomaar. Soo jeeditan ayaa bannaanka u soo baxday markii uu saxaafadda la wadaagay Xildhibaan Maxamed Cabdi oo ka tirsan ...

Read More »

Wasiirro & safiirro la filayo in maalmaha soo socda la magacaabo

Oomaar-235x300[1]

MUQDISHO: Warar ku dhow dhow xafiiska R/wasare Xassan Cali Kheyre ayaa tibaaxaya in maalmaha soo socda lagu wado isku shaandheyn lagu sameeyo Golaha Xukuumadda, iyada oo tillaabadaasi ay saameyn ku yeelan doonto xubno xilal sarsare ka haya Xukuumadda. Warar hordhac ah oo laga helay isbedelkan cusub ayaa sheegaya in Xukuumadda lagu soo dari doono xubno ka tirsanaa mucaaradka, halka sidoo ...

Read More »

Cabbaas “Guuritaanka Soomaalida waxaa u sabab ah Nederland waa dal sharciyadeedu aad u badan ” [WAREYSI]

abbas

Cabbaas Nuur Cali oo ka mid ah aasaasayaashii Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Zwolle & nawaaxigeeda, ayeey inoo suurtagashay in aanu ku booqano xafiiskiisa, lana yeelano wareysi ku saabsan mushtamaca Soomaalidaa ee ku dhaqan Holland, waxaana uu wareysigaasu u dhacay siddatan:- Su’aal: Si koobban taariikhdaada.?     Cabbaas: Waxaan ku dhashay Muqdisho 1969-kii, waxaan ka soo baxay dugsiga hoose/dhexe ...

Read More »

C/weliGaas “Puntland ma jirto cid u buuxin karta kaalinta Imaaraadka”

Gaas

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa shir jaraa’id oo ku qabtay xarunta ciidamada badda Puntland wuxuu sheegay in aanu waxba iska beddelin xiriirkii u dhexeeyey Puntland & Dowladda Imaaraadka, taas oo ka dambeysay markii todobaadkii hore ay soo shaac baxeen warar sheegaya in Puntland ay eriday saraakiil u dhashay dalka Imaaraadka.”Imaaraadku waxeey Puntland ka wadaan mashaariic malaayiin dollar ay ...

Read More »

Khilaafka Imaaraatiga & Soomaaliya iyo saameynta ciidamada Badda Puntland (PMPF)

news

Xiriirka dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Imaaraatiga Carabta oo bilihii lasoo dhaafay soo xumaanayey ayaa hada u muuqda inuu saameyn ku yeeshay xiriirkii wanaagsanaa ee ka dhaxeeyay Puntland iyo Imaaraatiga Carabta. Saraakiisha Amniga Puntland ayaa la sheegay inay shalay ka horjoogsadeen Tababarayaasha Imaaraatiga inay magaalada Bosaaso kala duulaan qaar kamid ah hubkii ay la yimaadeen wadanka. Diyaarad khaas ah oo ka ...

Read More »

C/qaadir Nuune “Mushtamaca Soomaalida [Zwolle] waxeey muujiyeen midnimo iyo isku duubni” [SAWIRRO]

30707981_1729433383769313_8072536907101241344_n

Amsterdam: 15 April, Yoobsannews Online: Xaflad lagu sheegay in ay aheyd dhoolatus ayaa shalay lagu qabtay Magaalada Zwolle ee waddanka Holland, halkaas oo Guddoomiyaha Guddiga Jaaliyadda C/qaadir Cali [Nuune] ku soo bandhigay taageerida ay u hayaan qeybo ka mid ah bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan Zwolle & deegaanada ku dhowdhow, waxaanna xafladda ka soo qeybgalay waxgarad isugu jira aqoonyahanno, odayaal, ...

Read More »

Axmed Hayaan oo ka hadlay khilaaf ka dhex aloosan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Zwolle & Nawaaxigeeda [WAREYSI]

axmed hayaan

Amsterdam Axad, 15 April: Axmed Hayaan waa xubin firfircoon oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Zwolle & Magaalooyinka ku dhow; waxaa sidoo kale u aqoonsan inuu yahay Guddoomiyaha Guddiga Jaaliyadda xubno ka tirsan Jaaliyada oo horraantii sannadkan shir ay qabteen xilkii kaga xayuubiyey C/qaadir Cali [Nuune], una magacaabay xilkaasi Axmed Hayaan; Inkastoo Nuune uu gaashaanka ku dhiftay. ...

Read More »

Jaaliyadda Soomaalida Zwolle & nawaaxigeeda oo dooratay Guddi cusub [SAWIRRO]

nuune

Doorasho qof iyo cod-kii ah, oo ay ka qeybgaleen tiradii ugu badneyd ee ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida Magaalada Zwolle iyo nawaaxigeeda ayeey 2 sanno oo hor leh u doorteen Guddoomiyihii hore ee Jaaliyadaasi C/qaadir Cali Nuune. Sidoo kale, waxaa Guddoomiye ku-xigeen & Xisaabiye loo doortay C/nuur Faarax & C/qaadir Qandac. Kulanka doorashada oo lagu qabtay Magaalada Zwolle, waxaa ka soo ...

Read More »

Miyeeysan aheyn in wax la iska weydiiyo inta jeer ee Wasiir C/raxmaan yariisow ku dhacay gefaf been abuurasho ah.?

collage

Miyeeysan aheyn in wax la iska weydiiyo inta jeer ee Wasiir C/raxmaan yariisow ku dhacay gefaf been abuurasho ah.? Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan  [Yariisoow] ayaa ku dhacay dhowr jeer qaladaad ay mamnuuc tahay inuu ka yimaado shaqsi xilkiisa oo kale haya, tiiyoo mar walba oo qaladaadkaasi ay dhacaan aan waxba la iska weydiin, horayna lagaga socdo. Qofku,  mar qalad ...

Read More »