Xogaha siyaasada

Wasiirada Arrimaha Dastuurka Ee Dawladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Kulmay (Sawirro)

3-46

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan oo ay soo qabanqabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhamaan Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee D/Goboleedyada. Shirkan oo socon doona labo maalin ayaa ujeedadiisu tahay sidii Wasiirada uga arinsan la ...

Read More »

Ra’iisal Wasaare Khayre oo Imtixaan Deeq-waxbarasho ah u furay Arday

khayre-1-5-640x427

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa​ ​maanta​ ​imtixaan deeq-waxbarasho ah u furay 2,400 oo arday kuwaas dhamaysatay waxbarashada heerka dugsiga sare, isla markaana ka soo baxay iskuullo ku yaala dalka oo ay​ ​qaadaneyso Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku sameeyey dhammaan qeybaha lagu qaadayo Imtixaanaadka, wuxuna bogaadiyey sida hufan ee loo ...

Read More »

Golaha Baarlamaanka oo diiday codsi uga yimid wasiirka arimaha dastuurka

baarlamaanka-701x467

Kulanka golaha shacabka jamuuriyadda Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha golahaas, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) iyadoo ajendaha kulanka uu ahaa weydiin su’aal oraaheed ku abaaran wasiirka arimaha dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil oo dhowaan mooshan ka keeneen 10 mudane oo ka tirsan golaha shacabka. Wasiirka arimaha dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane C/raxmaan Xoosh Jibriil, ayaa ...

Read More »

Laba ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Baarlamaanka looga yeeray

Baarlamanka

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray laba Wasiir oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya kuwaas oo kala ah Wasiirka dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo Wasiirka Cadaalada Xasan xuseen Xaaji. Labadaan Wasir ayaa markii ay hortagaan Baarlamaanka Soomaaliya waxaa wax lag weeydiin doonaa arimo dhowr ah oo quseeya Shaqadooda,iyada oo ay xusid mudan tahay in Wasiir xoosh wax laga weeydiin doono ...

Read More »

Halkaan Ka Aqriso Qeybta ugu xiisaha badan Wareysi uu Madaxweyne Farmaajo siiyay Wargeyska Sharq Al Awsad.

1495549419564543400

Su’aasha #7aad:-Nooga Sheekee Taariikh Nololeedkaada iyo Bilowgii Noloshaada? Jawaabta #7aad:- Magaceygu waa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , waxaan ku dhashay Muqdisho Sanadkii 1955 gaar ahaan Xaafadda Iskuraran oo ku taallay halka hadda loo yaqaanno “ Beerta Nabadda”. Aabahey waxa uu yimid Caasimadda xilligii Gumeystaha Talyaaniga, waxaan wax ku bartay Soomaaliya iyo Maraykanka, waxaan ka qalin jabiyay Jaamacadda Baafolo ee Magaalada New-York ...

Read More »

Damu Jadiid oo Hadimo ku foorarta Madaxweyne Farmaajo diyaarinaya.

danbi-jadiid

  Damujadiid oo Carqalad ku ah Wadahadallada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca Islamarkaana Wada Abaabul ay ku Majaxaabineyso Dowladda Taageerada Shacabka heysata ee uu hormuudka ka yahay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Ilo lagu Kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in Qamaamiirta Koox Diimeedka Damu Jadiid ay Shir dhawaan ku yeesheen Dalka Turkey islamarkaana ay isku afgarteen qorshayaal gurracaan oo ay ku gacan ...

Read More »

Beel Weynta Dirreed Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Magacaabista Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub.

17360890_1400187103379535_1131493078_n

Kulan ay Magaalada Muqdisho isugu yimaadeen Waxgaradka , Odayaasha , Culumaa’udiinka, Aqoonyahanada , Dhalinyarada iyo Haweenka Beelweynta Direed Ayaa Waxa ay Walaac Xoogan uga muujiyeen Xubintii Ay Beeshaasi Ku Laheyd Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub ee Dowlada Soomaaliya ee Lagu Wado In Dhowaan uu Magacaabo Ra,iisalwasaare Kheyre. Qeybaha Kala Duwan ee Beeshaasi Ayaa Kulankooda Si Cad Waxa Ay uga Soo Horjeesteen ...

Read More »

Maxaad ka taqaanaa Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

maxresdefault

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya  Hassan Ali Kheyre ayaa xilal kala duwan waxa uu ka soo qabtay Hay’adda Norwegian Refugee Council oo loo soo gaabiyo NRC. Hay’addaasi ayaa intii u dhexeysay Sanadihii 2006-2014  waxa uu ka soo qabtay Agaasimaha Geeska Africa iyo Yemen . 2014 ayaa waxaa loo  Magacaabay Howl Fulinta Africa Shirkadda Som Oil  And Gas ee laga leeyahay ...

Read More »

Dhageyso Dood Kulul: Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed.

16810097_1861331157438013_1789195972_o

Waxan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Dood Aad u kulul  oo ku saabsan Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Mudane Shariif  Xasan Sheekh Aadan. Dooda oo ay ka qeyb galeen Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin kala duwan oo ka soo jeeda deegaanada Maamulka Koofur Galbeed ayna ka mid yihiin:- 1: Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Deegaanada Koofur Galbeed. ...

Read More »

Farmaajo oo Si Aan Caadi ahayn u soo dhaweeyay Xalay Sheekh Shariif

Farmaajo-soorid

Halkan hoose ka akhriso qoraal kooban uu kulankaas ka sameeyay Maxamed Ibraahim Macalimuu   Waxa ay aheyd calaamad wanaagsan. Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa waxaa kulan ay albaabadu u xiran yihiin uu la qaatay Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Shiikh Shariif Shiikh Axmed . Ma ogi arimaha ay kawada hadleen mana arag cid ...

Read More »