Deg Deg : Ciidamada ka hor taga Miinooyinka oo Qarxiyay Miino laga Helay Degmmada Xamar jajab..

timthumb1234

Waxaa Goor dhawayd Ciidamada ka hor taga miinooyinka ee Soomaaliya ay ku guuleesteen in ay Qarxiyaan Miino la sheegay in laga helay degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho.

Ciidamadan sida gaarka ah u tababaran ee ka hor taga Miinooyinka ayaa la sheegay in lagu wargaliyay Miino la sheegay in meel lagu aasay, waxaana goor dhawayd lagu guulaystay in la qarxiyo miinadaas.

qaybta qaabilsan Miino Baarista ee Ciidamada Booliiska ayaa marar badan ku guuleestay in ay fashiliyaan qaraxyo lagu aasay wadooyinka oo Nuucaan oo kale ah.

Sidoo kale ma jirto wax faah faahin ah oo ka soo baxday waaxda Miino barista oo ku aadan arintaan iyo maamulka Degmada Xamar jajab.

 

Share Button

One comment

  1. http://www.yoobsannews.com/
    deg-deg-ciidamada-ka-hor-taga-miinooyinka-oo-qarxiyay-miino-laga-helay-degmmada-xamar-jajab
    Waxaa Goor dhawayd Ciidamada ka hor taga miinooyinka ee Soomaaliya ay ku guuleesteen in ay Qarxiyaan Miino la sheegay in laga helay degmada Xamar jajab ee m