Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay Go’aan Ay Soo Saareen Xildhibaanada Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf’ ayaa soo dhaweeyay xilka qaadistii lagu sameeyay guddoomiyihii Baarlamaanka Cali Gacal Casir iyo madaxweyne ku xigeenkii maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi “Carabey”.

War Saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Galmudug oo nuqul ka mid ah uu soo gaaray Idaacadda Shabelle ayaa lagu soo dhaweeyay tallaabada xildhibaanada maamulkaasi ay xilka uga qaadeen guddoomiyhii baarlamaanka iyo madaxweyne ku xigeenkii maamulkaasi.

cali-gaab

Share Button