Taliyaha maxkamadda gobolka Bari oo goor dhow la dhaawacay

Taliyaha Maxkamada Darajada koowad Ee gobalka Bari Maxamed Cali Saleeban ayaa dablay hubaysan waxa ay goor dhawad ay ku dhaawacen meel aan sidaas uga fogan halka ay ku taalo Maxakmada Darajada koowad Ee Magaalada Boosaso.

Sarkaal katirasan Ciidamada dawalad ayaa sidaas u Xaqiijiyey Puntland Post waxana la sheegay in ay goobat ka baxasadeen ragii dhaawaca u geystay Taliyaha Maxkamada Darajada koowad.

Dhaawac taliyaha ayaa loo qaday isbitalka wen Ee Boosaso si xaaladiisa caafimad loola tacaalo.

Ciidamada Booliska Boosaso ayaa hawlagalo xilgan ka wada halka uu falku ka dhacay man jirto Masuuliyiin ka tirsan lamaha Amaanka oo dhaawac Taliyaha ka hadlay.

Share Button